views-kaaga u rog lacag dhab ah

Dollarsom waa website laga iibsado alaabaha sida skincare-ka iyo supplements sidoo kale waa marketplace kuu ogolaanaya inaad 30% commission ka hesho iib kasta oo ka dhasha link-gaaga affiliate

Sida Ay U Shaqeyso

4 tallaabo oo fudud ayaad ku bilaabi kartaa dakhligaaga affiliate

1

Is Diiwaangeli

Sameyso akoonkaaga DOLLARSOM si fudud oo bilaash ah.

2

Dooro Badeeco

Ka dooro badeecooyin badan oo la hubiyay kuwa aad rabto inaad xayaysiiso.

3

Hel Link Affiliate

Hel linkaaga gaarka ah ee aad lawadaagi doonto asxaabtaada

4

Kasbo dakhli

Hel commission iibka kasta oo ka imaada linkaaga.

Maxaad DOLLARSOM Ka faaidaysa?

DOLLARSOM waa shabakad affiliate oo kuu sahlaysa inaad keliya badeeco suuq geyso kedibna iib kasta aa kuheshid commission

Tracking Sax ah

Nidaamkeena tracking-ka wuxuu ku siinayaa xog sax ah oo ku siinaysa warbixin buuxda.

commission sareya

Waxaad heli kartaa commission sareya io gaaraya ilaa 50% oo ah iibka kasta.

Lacag Bixin Degdeg ah

Lacagtaada waxaa lagu siinayaa labadii todobaadba mar weliba si degdeg ah.

Badeecooyin La Hubiyay

Dhammaan badeecadaha waa kuwo la hubiyay oo tayo sare leh.

Dashboard Casri ah

Isticmaal dashboard-ka casriga ah si aad u aragto natiijooyinkaaga.

Affiliate Tools

Hel qalabka aad u baahan tahay si aad u kordhiso iibkaaga.

badeecooyinka aad u xulan karto

dollarsom waxaa kujira badeecooyin badan oo aad xayaysiisn karto ooo weiba leh commisson aad u sareya

Best New Supplements

35%
Vitamin iyo minerals oo kordhiya caafimaadka jidhka.

Skincare Premium Set

40%
Set buuxa oo daryeelka maqaarka si ay u noqoto qurux badan.

Electronics And Gadgets

42%
Nidaam cunto iyo jimicsi oo kaa caawinaya inaad miisaanka dhigto.

Qalabka Affiliate

Qalabka casriga ah ee kuu caawinaya inaad kordhiso dakhligaaga

Link Tracking

La soco dhammaan linkyadaada affiliate iyo wixii ka yimaada.

Analytics

Faham macaamiishaada iyo hab-dhaqankooda.

Conversion Tracking

Arag natiijooyinka iibka iyo ROI-gaaga.

Payment History

La soco lacagaha aad heshay iyo kuwa soo socda.

Performance Reports

Warbixin dhameystiran oo kusaabsan natiijadaada.

Referral Program

Kasbo commission affiliate-yada aad keento.

Bilow Safarkaaga Affiliate Maanta

Ku biir kumannaan affiliate ah oo helay dakhli joogto ah iyagoo isticmaalaya DOLLARSOM. Is diiwaan geli hadda oo bilow dakhligaaga.